Taariikhdii Kowaad 28:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud wiilkiisii Sulaymaan siiyey tilmaantii balbaladii macbudka, iyo tii guryihiisa, iyo tii khasnadihiisa, iyo tii qowladihiisa sare, iyo tii qolalkiisa hoose, iyo tii meeshii daboolka kafaaraggudka.

Taariikhdii Kowaad 28

Taariikhdii Kowaad 28:3-16