Taariikhdii Kowaad 27:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yoo'aab oo ay Seruuyaah dhashay ayaa bilaabay inuu dadka tirsho, laakiinse ma uusan dhammayn, oo tirintaas aawadeed ayaa reer binu Israa'iil cadho ugu soo degtay, oo tiradiina laguma darin xisaabtii kitaabkii taariikhda oo Boqor Daa'uud.

Taariikhdii Kowaad 27

Taariikhdii Kowaad 27:23-25