Taariikhdii Kowaad 27:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sirkaalkii laba iyo tobnaad ee bishii laba iyo tobnaad bixi jirayna wuxuu ahaa Xelday oo ahaa reer Netofaah, oo ka ahaa reer Cotnii'eel, oo isaga kooxdiisana waxaa ku jiray afar iyo labaatan kun oo nin.

Taariikhdii Kowaad 27

Taariikhdii Kowaad 27:8-17