Taariikhdii Kowaad 27:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sirkaalkii sagaalaad ee bishii sagaalaad bixi jirayna wuxuu ahaa Abiiceser oo ahaa reer Canaatood, oo ka ahaa reer Benyaamiin, oo isaga kooxdiisana waxaa ku jiray afar iyo labaatan kun oo nin.

Taariikhdii Kowaad 27

Taariikhdii Kowaad 27:9-20