Taariikhdii Kowaad 25:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba saamigii kowaad wuxuu u soo baxay reer Aasaaf oo waxaa helay Yuusuf. Kii labaadna wuxuu u soo baxay Gedalyaah, oo isaga iyo walaalihiis iyo wiilashiisiiba waxay isku ahaayeen laba iyo toban.

Taariikhdii Kowaad 25

Taariikhdii Kowaad 25:1-18