Taariikhdii Kowaad 25:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyagii iyo walaalahood la jiray ee la baray inay Rabbiga u gabyaan kuwaasoo dhammaan farsamada yiqiin tiradoodu waxay ahayd laba boqol iyo siddeed iyo siddeetan nin.

Taariikhdii Kowaad 25

Taariikhdii Kowaad 25:1-13