Taariikhdii Kowaad 25:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwaas oo dhammuna waxay ahaayeen wiilashii Heemaan kaasoo ahaa waxarkihii boqorka u sheegi jiray erayadii Ilaah, oo geeska kor u qaadi jiray. Oo Ilaahna wuxuu Heemaan siiyey afar iyo toban wiil iyo saddex gabdhood.

Taariikhdii Kowaad 25

Taariikhdii Kowaad 25:4-6