Taariikhdii Kowaad 25:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

reer Aasaaf oo ahaa Sakuur, iyo Yuusuf, iyo Netanyaah, iyo Asareelaah, intaasu waxay ahaayeen reer Aasaaf oo ka hooseeya Aasaaf kaasoo markii boqorku amro wax sii sheegi jiray,

Taariikhdii Kowaad 25

Taariikhdii Kowaad 25:1-10