Taariikhdii Kowaad 24:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer Mushii waxaa ka joogay Maxlii, iyo Ceeder, iyo Yeriimood. Kuwaasu waxay ahaayeen reer Laawi siday qolooyinkoodu kala ahaayeen.

Taariikhdii Kowaad 24

Taariikhdii Kowaad 24:20-31