Taariikhdii Kowaad 24:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wiilashii Xebroonna waxaa ka joogay Yeriyaah oo madax ahaa, iyo Amaryaah oo ahaa kii labaad, iyo Yaxasii'eel oo ahaa kii saddexaad, iyo Yeqamcaam oo ahaa kii afraad.

Taariikhdii Kowaad 24

Taariikhdii Kowaad 24:21-28