Taariikhdii Kowaad 24:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Laawi intii hadhayna waxaa ka mid ahaa kuwan, wiilashii Camraam waxaa ka joogay Shuubaa'eel, wiilashii Shuubaa'eelna waxaa ka joogay Yexdeyaah.

Taariikhdii Kowaad 24

Taariikhdii Kowaad 24:17-25