Taariikhdii Kowaad 24:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Naadaab iyo Abiihuuba aabbahood way ka hor dhinteen, oo carruurna ma ay lahayn, haddaba sidaas daraaddeed hawshii wadaadnimada waxaa samayn jiray Elecaasaar iyo Iitaamaar.

Taariikhdii Kowaad 24

Taariikhdii Kowaad 24:1-10