Taariikhdii Kowaad 23:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa la tiriyey reer Laawi intoodii soddon sannadood jirtay ama ka sii weynayd, oo markii nin nin loo tiriyey, dhammaantood tiradoodii waxay noqotay siddeed iyo soddon kun oo nin.

Taariikhdii Kowaad 23

Taariikhdii Kowaad 23:1-10