Taariikhdii Kowaad 23:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Haddaba Daa'uud wuu gaboobay, wuuna da' weynaa, markaasuu reer binu Israa'iil boqor uga dhigay wiilkiisii Sulaymaan.

2. Oo wuxuu soo wada ururiyey amiirradii reer binu Israa'iil oo dhan, iyo wadaaddadii iyo kuwii reer Laawiba.

Taariikhdii Kowaad 23