Taariikhdii Kowaad 22:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse waxaa ii yimid Eraygii Rabbiga oo leh, Adigu waxaad daadisay dhiig badan, oo aad baad u dagaallantay. Waa inaadan guri u dhisin magacayga, maxaa yeelay, dhiig badan ayaad dhulka ku daadisay anigoo u jeeda.

Taariikhdii Kowaad 22

Taariikhdii Kowaad 22:6-12