Taariikhdii Kowaad 21:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud Ilaah ku yidhi, Waxaan sameeyey aad baan ugu dembaabay, haddaba waan ku baryayaaye, iga fogee dembigayga anoo addoonkaaga ah, waayo, nacasnimo weyn baan sameeyey.

Taariikhdii Kowaad 21

Taariikhdii Kowaad 21:5-10