Taariikhdii Kowaad 21:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud halkaas Rabbiga uga dhisay meel allabari, oo wuxuu u bixiyey qurbaanno la gubo iyo qurbaanno nabaadiino, oo Rabbiguu baryay, oo isna wuxuu isagii samada ugaga jawaabay dab ku soo kor dhacay meeshii qurbaanka la gubo.

Taariikhdii Kowaad 21

Taariikhdii Kowaad 21:16-29