Taariikhdii Kowaad 21:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Boqor Daa'uud wuxuu Aarnaan ku yidhi, Maya, laakiinse sida runta ah qiima buuxa ayaan kaaga iibsanayaa, waayo, Rabbiga u qaadi maayo wax aad adigu leedahay, oo qurbaan la gubo oo aanan waxba ka bixin anigu Ilaah ugu bixin maayo.

Taariikhdii Kowaad 21

Taariikhdii Kowaad 21:16-29