Taariikhdii Kowaad 21:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud wuxuu Aarnaan ku yidhi, Meeshan wax lagu tumo i sii, aan meel allabari Rabbiga uga dhisee. Waxaad igu siinaysaa qiima buuxa in belaayadu ay dadka ka joogsato.

Taariikhdii Kowaad 21

Taariikhdii Kowaad 21:16-29