Taariikhdii Kowaad 21:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa malaggii Rabbigu Gaad ku amray inuu Daa'uud ku yidhaahdo, Tag oo Rabbiga meel allabari ugu dhis meeshii wax lagu tumi jiray ee Aarnaankii reer Yebuus leeyahay.

Taariikhdii Kowaad 21

Taariikhdii Kowaad 21:15-19