Taariikhdii Kowaad 21:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Tag oo Daa'uud la hadal oo waxaad ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu kugu leeyahay, Saddexdan waxyaalood baan ku siinayaa, ee ka dooro mid aan kugu sameeyo.

Taariikhdii Kowaad 21

Taariikhdii Kowaad 21:3-14