Taariikhdii Kowaad 2:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wiilashii Yahuudahna waxay ahaayeen Ceer, iyo Oonaan, iyo Sheelaah, oo saddexdaas waxaa isaga u dhashay Batshuuca oo reer Kancaan ahayd. Oo Ceer oo ahaa curadkii Yahuudah wuxuu ahaa mid Rabbiga hortiisa shar ku ah, oo isna Rabbigu wuu dilay.

Taariikhdii Kowaad 2

Taariikhdii Kowaad 2:1-8