Taariikhdii Kowaad 2:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Geshuur iyo Araam ayaa waxay qaateen magaalooyinkii reer Yaa'iir, iyo Qenaad, iyo tuulooyinkeedii, waxayna wada ahaayeen lixdan magaalo. Oo kulli intaasu waxay wada ahaayeen wiilashii Maakiir oo ahaa Gilecaad aabbihiis.

Taariikhdii Kowaad 2

Taariikhdii Kowaad 2:17-30