Taariikhdii Kowaad 19:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Xaanuun wuxuu qabsaday Daa'uud addoommadiisii, oo intuu iyagii u xiiray ayuu dharkoodiina dhexda ka kala gooyay xataa ilaa dabada, markaasuu iska eryay.

Taariikhdii Kowaad 19

Taariikhdii Kowaad 19:1-6