Taariikhdii Kowaad 19:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Suuriyana way ka carareen reer binu Israa'iil hortooda. Daa'uudna wuxuu reer Suuriya ka laayay toddoba kun oo gaadhifaras raggoodii, iyo afartan kun oo nin oo lug ah, oo wuxuu dilay Shoofag oo ahaa sirkaalkii ciidanka.

Taariikhdii Kowaad 19

Taariikhdii Kowaad 19:8-19