Taariikhdii Kowaad 19:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu walaalkiis ku yidhi, Haddii reer Suuriya iga xoog bataan waa inaad i soo caawisaa, laakiinse haddii reer Cammoon kaa xoog bataan, markaasaan ku soo caawin doonaa.

Taariikhdii Kowaad 19

Taariikhdii Kowaad 19:8-19