Taariikhdii Kowaad 19:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Yoo'aab markuu arkay in dagaal looga soo kacshay hore iyo dibba, ayuu raggii reer binu Israa'iil ka xushay kuwii xuladka ahaa oo dhan, oo wuxuu u soo diyaariyey inay reer Suuriya la dagaallamaan.

Taariikhdii Kowaad 19

Taariikhdii Kowaad 19:9-12