Taariikhdii Kowaad 18:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Benaayaah ina Yehooyaadaacna wuxuu u taliyey reer Kereetiim iyo reer Feleetii, oo Daa'uud wiilashiisuna waxay ahaayeen madaxda boqorka u dhow.

Taariikhdii Kowaad 18

Taariikhdii Kowaad 18:16-17