Taariikhdii Kowaad 18:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuxuu Edom dhex dhigay rugo askareed, oo reer Edom oo dhammuna Daa'uud bay addoommo u noqdeen. Oo Rabbiguna Daa'uud guul buu siiyey meel kastoo uu tegeyba.

Taariikhdii Kowaad 18

Taariikhdii Kowaad 18:9-17