Taariikhdii Kowaad 18:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwaasna Boqor Daa'uud wuxuu quduus uga dhigay Rabbiga, oo wuxuu ku daray lacagtii iyo dahabkii uu ka soo dhacay quruumihii oo dhan, kuwaasoo ahaa reer Edom, iyo reer Moo'aab, iyo reer Cammoon, iyo reer Falastiin, iyo reer Camaaleq.

Taariikhdii Kowaad 18

Taariikhdii Kowaad 18:4-17