Taariikhdii Kowaad 17:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxaad ku faraxday inaad barakaysid reerkayga anoo addoonkaaga ah, inuu weligiisba hortaada ku sii raago, waayo, Rabbiyow, adigu waad barakaysay, oo wuu barakaysan yahay weligiis.

Taariikhdii Kowaad 17

Taariikhdii Kowaad 17:26-27