Taariikhdii Kowaad 17:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo tan iyo maalintii aan xaakinno ku amray inay dadkayga reer binu Israa'iil u taliyaan. Cadaawayaashaada oo dhanna waan jebin doonaa. Oo weliba waxaan kaloo kuu sheegayaa inuu Rabbigu reer kuu yeeli doono.

Taariikhdii Kowaad 17

Taariikhdii Kowaad 17:8-17