Taariikhdii Kowaad 16:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Benaayaah iyo Yaxasii'eel oo wadaaddo ahaana turumbooyin ayay had iyo goorba ku haysan jireen sanduuqii axdiga Ilaah hortiisa.

Taariikhdii Kowaad 16

Taariikhdii Kowaad 16:1-14