Taariikhdii Kowaad 16:41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu kaloo la reebay Heemaan iyo Yeduutuun iyo kuwii kaloo la doortay oo loo magacaabay inay Rabbiga ku mahadnaqaan, maxaa yeelay, naxariistiisu weligeedba way waartaa.

Taariikhdii Kowaad 16

Taariikhdii Kowaad 16:33-43