Taariikhdii Kowaad 16:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ammaantiisana quruumaha dhexdooda ka sheega, Oo shuqulladiisa yaabka badanna dadyowga oo dhan ka dhex sheega.

Taariikhdii Kowaad 16

Taariikhdii Kowaad 16:19-30