Taariikhdii Kowaad 15:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Daa'uud iyo odayaashii reer binu Israa'iil iyo kuwii kun kun u taliyeyba waxay u tageen inay sanduuqii axdiga Rabbiga ka soo qaadaan gurigii Cobeed Edoom iyagoo faraxsan.

Taariikhdii Kowaad 15

Taariikhdii Kowaad 15:22-28