Taariikhdii Kowaad 15:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed kuwii gabayaagii ahaa oo ahaa Heemaan, iyo Aasaaf, iyo Eetaan waxay siteen suxuun naxaas ah oo laysku garaaco si ay aad ugaga dhawaajiyaan,

Taariikhdii Kowaad 15

Taariikhdii Kowaad 15:16-20