Taariikhdii Kowaad 14:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud Rabbiga wax weyddiiyey oo yidhi, Miyaan reer Falastiin ku kacaa? Miyaad ii soo gacangelinaysaa? Markaasaa Rabbigu wuxuu ku yidhi, Haah, ku kac, waayo, iyaga waan kuu soo gacangelinayaa.

Taariikhdii Kowaad 14

Taariikhdii Kowaad 14:6-17