Taariikhdii Kowaad 13:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu Daa'uud soo wada shiriyey reer binu Israa'iil oo dhan, oo wuxuu ka soo ururiyey tan iyo Shiixoor oo ah durdurka Masar iyo xataa tan iyo meesha Xamaad laga galo in sanduuqii Ilaah Qiryad Yecaariim laga soo qaado.

Taariikhdii Kowaad 13

Taariikhdii Kowaad 13:1-13