Taariikhdii Kowaad 12:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo Yishmacyaah oo ahaa reer Gibecoon oo ahaa nin xoog badan oo soddonka ka mid ahaa, oo weliba soddonka ka wada sarreeyey, iyo Yeremyaah, iyo Yaxasii'eel, iyo Yooxaanaan, iyo Yoosaabaad oo ahaa reer Gedeeraad,

Taariikhdii Kowaad 12

Taariikhdii Kowaad 12:1-12