Taariikhdii Kowaad 12:38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Intaas oo dhan oo wada ahaa rag dagaalyahan ah oo dagaalka isu safi kara waxay Xebroon ula yimaadeen qalbi qumman inay Daa'uud reer binu Israa'iil oo dhan u boqraan, oo reer binu Israa'iil intooda hadhay oo dhammuna isku qalbi bay ku ahaayeen inay Daa'uud boqraan.

Taariikhdii Kowaad 12

Taariikhdii Kowaad 12:28-40