Taariikhdii Kowaad 12:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Isaakaarna waxaa ka joogay rag garasho u leh wakhtiyada iyo waxa reer binu Israa'iil waajibka ku ah inay sameeyaan, oo iyaga madaxdoodu waxay ahaayeen laba boqol oo nin oo walaalahood oo dhanna iyagaa xukumay.

Taariikhdii Kowaad 12

Taariikhdii Kowaad 12:31-33