Taariikhdii Kowaad 12:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo tanuna waa tiradii kuwii madaxda u ahaa kuwii dagaalka hubka u lahaa, oo Daa'uud ugu yimid Xebroon inay boqortooyada Saa'uul isaga u rogaan sidii uu eraygii Rabbigu ahaa.

Taariikhdii Kowaad 12

Taariikhdii Kowaad 12:16-27