Taariikhdii Kowaad 12:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay Daa'uud ka caawiyeen guutadii wax dhacaysay, waayo, waxay ahaayeen rag xoog badan oo ahaa saraakiishii ciidanka.

Taariikhdii Kowaad 12

Taariikhdii Kowaad 12:12-28