Taariikhdii Kowaad 12:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyagu qaansooyin bay siteen, oo gacanta midigta iyo tan bidixdaba dhagaxyo way ku wadhfin kareen, fallaadhona qaansooyin way kaga gani kareen, oo iyagu waxay ahaayeen reer Benyaamiin oo Saa'uul walaalihiis ah.

Taariikhdii Kowaad 12

Taariikhdii Kowaad 12:1-10