Taariikhdii Kowaad 12:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwaasu waxay ahaayeen kuwii bishii kowaad ka gudbay Webi Urdun oo buuxdhaafay oo qararka oo dhan ka daatay, oo iyagu waxay kala eryeen dadkii dooxooyinka degganaa oo dhan, xagga bari, iyo xagga galbeedba.

Taariikhdii Kowaad 12

Taariikhdii Kowaad 12:6-18