Taariikhdii Kowaad 12:10-13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

10. Mishmannaahna kii afraad, Yeremyaahna kii shanaad,

11. Catayna kii lixaad, Elii'eelna kii toddobaad,

12. Yooxaanaanna kii siddeedaad, Elsaabaadna kii sagaalaad,

13. Yeremyaahna kii tobnaad, Makbannayna kii kow iyo tobnaad.

Taariikhdii Kowaad 12