Taariikhdii Kowaad 11:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal eeg, isagu wuu ka ciso badnaa soddonka, laakiinse ma uu gaadhin saddexdii hore, oo Daa'uudna wuxuu isaga madax uga dhigay lataliyayaashiisii.

Taariikhdii Kowaad 11

Taariikhdii Kowaad 11:18-31