Taariikhdii Kowaad 11:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo saddexdoodana waxaa madax u ahaa Abiishay oo ahaa Yoo'aab walaalkiis, waayo, isagu wuxuu warankiisa u qaaday saddex boqol oo nin, wuuna laayay, saddexdiina magac buu ku lahaa.

Taariikhdii Kowaad 11

Taariikhdii Kowaad 11:13-23