Taariikhdii Kowaad 10:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo raggii reer binu Israa'iil oo dooxada joogay oo dhammu markay arkeen inay iyagu carareen, oo Saa'uul iyo wiilashiisii ay dhinteen ayay magaalooyinkoodii ka tageen, oo carareen, markaasaa reer Falastiin yimaadeen oo iska degeen.

Taariikhdii Kowaad 10

Taariikhdii Kowaad 10:4-14